Al Shabaab oo soo bandhigtay askar la sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka dowlada 

Ururka Al Shabaab ayaa deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo waxa ay kusoo bandhigeen askar la sheegay in ay katirsanaayeen ciidanka Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Gedo. Saraakiil katirsan Al Shabaab ayaa warbaahintooda u sheegay in lix askari oo katirsanaa ciidanka dowlada ee ku sugan degmada Gabrahaarey in ay isku dhiibeen dagaalyayanada Al Shabaab … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay askar la sheegay in ay kasoo goosteen ciidanka dowlada